بطل فلم وادي الدئاب

Friday, November 22, 2013

Aamir, Hrithik iyo King Khan oo si fiican uga cayaaray xaflada Deol. 2013


Xiddigaha Bollywoodka ee kala ah King Khan, Aamir Khan,Hrithik Roshan iyo qaar kale, ayaa waxa ay ka cayaareen xaflad loo dhigayay jilaaga rug cadaaga ah ee Dhamrmendra, waxaa kale oo xaflada joogay, Juhi Chawla, Rakesh Roshan, Ramesh, Sippy Subhash, Ghai Kunal Kohli, iyo Anil Sharma.

Ritesh Deshmukh Oo Isku Keenaaya Shah Ruh Khan iyo Salman Khan.
Shah Rukh Khan iyo Rani Mukherjee Jilayaasha Ugu Shacbiyada Badan Dhinaca Caruurta.

Hrithik, Aamir iyo Shahruu ayaa masraxa la koray jilaa Dharmendra, iyadoo sidoo kale la arkayay  wiilasha uu dhalay Mendra ee Bobby iyo Sunny Deol oo iyaguna gadaal masraxa kasoo koray.
Waxyaabaha goobta ka dhacay ee saxaafadu layaabtay ayaa ahaa kadib markii la arkay Sunny Deol iyo Shahrukh Khan oo is garab fadhiya sheekaduna isugu bexeyso, iyadoo la aaminsanaa in labada jilaa dagaal qabow ka dhexeeyo.
Share:

0 commentaires:

Post a Comment

Popular Posts

ما هو افضل مسلسل لسنة 2020 ؟
مسلسل الهندي مملكة الحب
مسلسل تركي الحفرة
مسلسل وادي الذئاب
Created with Quiz Maker

Blog Archive

Pages

Theme Support